ChEap AiR FaRe
GABADH U DHALATAY WADANKA TAWAIN OO IS GUURSATAY

Gabadh magaceeda layidhaa Chen Wei-yih isla markaana aad iyo aad u quruxbada oo u dhalay wadanka tawain ayaa waxa laga s oo waramayaa inay isguursatay waxayna samaysatay xaflad aroos aad iyo aad u balaadhan isla markaana ay ku marti galisay xaflada dadwayne aad iyo aad u tira badan .Gabadhan oo ay daddee tahay 30 jir ayaa waxa ay ka kiraysatay hotel caan ah oo kuyaala tawain hool wayn oo loogu talagalay xafladaha isla markaana ay soo xidhatay taj cad oo loogu talagalay hablaha caruusadaha ah .haweenaydan is aroostay aya ka kacaday madashii arooskeeda iyada oo gacmaga ku sidata xidhmo ubax ah waxayna u sheegatay marti sharaftii in ay iyadu is guursatay oo islamarkaana ay matalayso arooskii iyo aroosadiiba .Qofkan Dumarka ah ee is guursatay oo warbaahintu wax ka weydiisay sababaha ku kalifay in ay khilaafto guurkii la yaqaanay ayaa si kalsooni leh u tidhi iyadda oo dhoola cadaynaysa “ Qorshahaygu muu ahayn in aan ka soo hor jeesto guurka, balse waxa jira sababo la aqbali karo oo igu kalifay in aan sidan sameeyo, rag badan oo aan jeclaaday oo aanu ku heshiinay in aanu is guursano ayaa I khiyaameeyay oo igaga baxay ballantii aanu dhiganay, run ahaantii shaki weyn ayaan ka qaaday, wey adag tahay sida aan u aaminayo nin danbe, sidaa awgeed, waxaan qaraar kama danbays ah ku gaadhay in aan is caashaqo oo aan anigu is guursado oo aan dhigto xaflad ii gaar ah”. Ayay hadalkeedii ku soo gabagabaysay.
Ugu danbayntii, waxa ay haweenaydani u sheegtay martidii arooskeeda ka soo qayb gashay in ay xaflada danbe ee Todoba baxa arooskeeda ay ku qaadandoonta talka Australia.
NIN AFRICAN AH OO KU GUULAYSTAY KOOBKA TARTANKA AFWAYNIDA


Nin african ah oo u dhashay dalka angola ayaa markale ku guulaystay tartanka koobka afwaynida eed dunida ,isaga kuguulaystay inuu noqdo nika qudha ee dunada ayku noolnahay ugu afbalaadhan .Ninka oo lagumagaacabo Francisco Domingo Joaquim ayaa la sheegay in dherarka balaadhaka afkiisu inuu dhanyahay 6.69 isla markaana uu sidaas ku galay diwaanada shacdooyinka cajiibka ah ee aduunka korkiisa ka dhaca .Francisco Domingo Joaquim oo ay daddisutahay 20 jir ayaa soo bandhigay xirfadiisa cajiibka ah ee uu ilahay kumanaystay in uu afkiisa ku cantuugoo cuntooyin iyo alaabooyin kala duwan oo aad u waayayn oo anay dadka cadiga a h ayaynan afkooga galin karayn .Francisco Domingo Joaquim waxa uu lacag farabadan ku mutaystay afkiiisa wayn in uu shirkada badan ay afkiisa ku xayay siiyaan alaabooyinka kaladuwan ee ay soo saaraan
Subscribe to:
Comments (Atom)

